Kenya markaan waxa la isku hayo waa dhulkaaga laakin wax walboo - TopicsExpress



          

Kenya markaan waxa la isku hayo waa dhulkaaga laakin wax walboo kugu dhaca adigaa isku keenay waayo horay baa lagugu digay lakin adiga ayaa dhegaha ka fureystay ka xaa xaabi he, dhagihii fureesnaa baaruud malagu furay kenya wax maqal waad diiday adaase maqlidoona .lagaana Sugaayaa khabsashadii kismaanyo iyo waxii aad kadhaxashay,shacabkii somaliyeed waad leyseen iyagoo. Waxba idiinka galabsanine nala arka xanuunka xabada ey leedahay ....
Posted on: Thu, 26 Sep 2013 09:12:34 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015