Labo Reer ayaa isku Soo Geed fadhiistay iyaga oo ka Xaajoonaya - TopicsExpress



          

Labo Reer ayaa isku Soo Geed fadhiistay iyaga oo ka Xaajoonaya Wiil iyo Gabadhooda ay kala dhaleen Horay isugu guuriyay, lkn Wiilkii Bikradii Gabadhaha uu ka adkaan waayay, Kadibna si Qaliin loogu sameeyo Gabadha ayee Reerkii kale Xaajoonayeen. Odayashii ayaa Afkaar kala Duwan Soo jeediyay Waxaana ka mid ahaa War Gabadha Qaliin halagu Sameeyo, Mid kale ayaa waxa uu yiri Mayee Wiilka halagu Daayo si uu xal isaga uga gaaro Arinkaas Mid dhanka Gabadha Ka socday oo Muddo Dooda dhagaysanayay ayaa Markii dambe Horta waa idinkan Ku mashquulsanee Gabadhee, Ma ku Fakirteen in Wiilka Waxiisa la yareeyo oo isaga Qaliin lagu Sameeyo .
Posted on: Tue, 12 Nov 2013 15:18:37 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015