Louis van Gaal has been named coach of the year in Holland after - TopicsExpress



          

Louis van Gaal has been named coach of the year in Holland after leading his country to the semi-finals of last summers World Cup in Brazil. The ex-Bayern Munich and Barcelona boss was not the only United employee to come away with an award as Robin van Persie was also honoured.The striker earned the Dutch sports moment of the year gong for his brilliant, looped header in Hollands 5-1 thrashing of Spain in their opening World Cup group game. Louis van Gaal ayaa loo magacabay macalinka sanadka ee dalka Holland kadib markii uu wadankiisa ku hogaamiye semi-finalka Koobka aduunka summerkii tagay ee Brazil ka dhacay. Macalinkii hore ee Bayern iyo Barca ma ahan kaliyah dadka wax ku guuleestay ee dhanka United ka socday Weeraryahanka Manchester United Robin van Persie ayaa sidoo kale ku guuleystay abaalmarin isagoo qaatay abaalmarinta waqtigii ugu fiicnaa sannadka ee Holland ama Dutch sport moment of the year. Goolkii uu ka dhaliye ciyaartii ay xasuuqeen xulka Spain ee furutankii groupkooda. -A K
Posted on: Wed, 17 Dec 2014 10:14:23 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015