Madaxwayne siilanyo ayaa shalayto su,aalo badan layska waydiiyey - TopicsExpress



          

Madaxwayne siilanyo ayaa shalayto su,aalo badan layska waydiiyey markuu soo horfadhiistay sheekh aadan siiro oo ka mida culimada Reer Somaliland ee kolba marxaladaha uu dalku marayo aan indhaha ka qarsan, walibana aan ka baqan inuu cadeeyo ciduu taageersanyahay iyo cida uu diidanyahay. Madaxwayne siilaanyo ayaa siduu qorshuhu ahaa lagu waday inuu salaada ciida Kula tukanayo hargaysa stadium laakiin laga war helay inuu badalay imaatinka hardaysa stadium daqiiqadihii ugu danbeeyey, arintaasi oo dad badani la yaabeen taa waxa ka sii daran muu tagin madashii looga bartay madaxwaynayaashu Inay bulshada Kula ciidaan waday dani baday aadan siiro oo ka mid ah wadaadada dhaliila xukuumadiisa ee uu walibana isba ogyahay kana reebo casuumadaha uu ugu yeedho wadaadada indha la,aanta ku taageera iyo dulmiga iyo kuwa aan iyagu soo dhex galin amaba aan ka hadal marxaladaha uu dalku marayo ee madaxwaynaha cashadiisu ku culustahay. Waxaan xasuustaa maamulkii madaxwayne maxamed siyaad bare maalmihii ugu danbeeyey ee haystay taageerada beeshiisa markuu lumiyey intii kale siilaanyo ayaa tii maraya oo ay indha la,aan ku taageeraan beeshiisu. Su,aasha iswaydiinta lihi waxa weeyi ma madaxwaynaha xataa maalin farxadeedkii dadkiisa ka dhuumanaya ee laba daran mid dooro maraya ayaa dal inoo hogaaminaya.
Posted on: Fri, 09 Aug 2013 14:00:27 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015