Madaxweynaha Dowlada Puntland oo la kulmey Madaxweyanaha - TopicsExpress



          

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo la kulmey Madaxweyanaha Jamhuuriyada Jabuuti, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Dr: Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta ku qaabilay xarunta Madaxtooyadda Djibouti wafdiga Dowladda Puntland uu hogaamiyo Madaxweynaha Puntland Dr: Cabdiraxman Maxamad Farole. Wafdiga Puntland ayaa soo gaaray dalka Djibouti Sep. 7 waxaana madaarka Qeybta VIP-da kusoo dhaweeyey Wasiirka Cadaalada ee Djibouti Mr. Adan Xasan Adan,
Posted on: Mon, 09 Sep 2013 22:21:21 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015