Magaalada muqdisho iyo magaalooyin badan oo soomaaliya ku yaalaa - TopicsExpress



          

Magaalada muqdisho iyo magaalooyin badan oo soomaaliya ku yaalaa waxa ay u baahan yihiin dayactir iyo dhismo. waxaana laga sugayaa taas dadwaynaha soomaaliyeed. waxaa ah wax laga yaabo magaalada muqdisho in doolar dadku wax ku kala gadanayaan wax kasta oo aad u baahato waxaa laguugu sheegayaa dolar ahaan. taasina waxay khatar ku tahay dhaqaalaha dalka Soomaaliyeed in doolarku booska ka saaro lacag soomaaligii. ilaa iyo iminkana maan maqal cid u aragta inay tahay khatar xaga dhaqaalaha ah oo wadanka burburinaysa. waxaa awoodii shilin soomaaliga soo celin kara kaliya hay adaha dowlada sida wasaarda maaliyada iyo lacag ta iyo bangiga. waa muhiim ah in shilin soomaaligii la soo celyo wax ku kala gadashada doolarkana la mamnuuco waayo ma joogno America Soomaaliya ayaan joognaaa. wadankastana waxaa soo celin karta awooda lacagtiisa in dadkiisu isticmaalaan. lacag cusub oo doolarka suuqa ka saarta ama dowlada ama bangigu helo. lana joojiyo dadka ku qiimaynaya wax walba doolarka. fikirkaaga ka dhiibo sida aad u aragto sixir bararka lacagta shisheeyaha oo aanay dadkeenu dareensanayn khatarta dhaqaale ee ay keeni karto
Posted on: Wed, 17 Jul 2013 19:53:31 +0000

Trending Topics



205676958148">HRANA News Agency FOUR BAHAI CITIZENS WERE TRIED AND SENTENCED
GM FB Family! Repeat after me: THIS IS THE DAY THAT THE LORD HAS
On a cold wet afternoon, In a room full of emptiness by a
lass="sttext" style="margin-left:0px; min-height:30px;"> Good Friday morning Facebook friends whats good? Im at the Nissan
American-Jewish contractor Alan Gross has gone on a hunger strike
Gagnants du tirage du 1er novembre Voici qui sont les heureux
The Sound Of Silence Hello darkness, my old friend Ive come to

Recently Viewed Topics




© 2015