Maxkamadii Culimada. walaalahayoow manta waxaa maxkamada lakeenay - TopicsExpress



          

Maxkamadii Culimada. walaalahayoow manta waxaa maxkamada lakeenay Culimadii ku xirnayd magaalada Sandiego ee cariga Maraykanka Sh Maxamed khadar , Sh Ciise iyo walaalihii kale, waxaa la dhagaystay 2 dii dhinac, dood dheer oo adag kadib wuxuu Judge ku{qaadi) gu sheegay inuu xukunka sheegi doono Monday da [isniinta) soo socota. Waxaa jirta rajo wanaagsan, waxaa dhiman qaybtii Ducada Muslimiinta , waxaad ogaataa Ducadu waxay leedahay saamayn badan, waa hubka qofka Muslimka ah, waa wax aan walaalaheen u qaban karo, waxaan ku jiraa waqti fadli badan, caawa waa habeenkii Caashuuraa gacmaha kor ha loo qaado oo Allah ha la baryo iyaga oo maran soo celin maayo inshaa alaah. Allahayoow umuurtooda fududee,Allahayoow xoriyadooda u soo celi, Allahayoow kurbadooda iyo teenaba fayd.
Posted on: Thu, 14 Nov 2013 06:36:17 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015