Muran badan kadib waxan go aan sanay inaan iska siino dharka ay - TopicsExpress



          

Muran badan kadib waxan go aan sanay inaan iska siino dharka ay rabaan intii ay na dacweyn lahaayen ma dhar xun ayaan xabsi ku bedelanaa hadiiba walalaheen alle iimanka ka qaaday? waa maya isla subixii waxan nimid nayrobi safar raaxo leh wado aad u dhib yar lkn ma ahan mid aan xaq lahayn ileen anagaa teenii duminee mudo tamash leyn iyo burwaqo aan ku joogey nayrobi waxa ii soo baxday ineysan ahayn halkii aan ku taamayey welina safarkii dhamaanin galab casir liiq ah ayaan macsalaama iri nayrobi anoo weli dhankas qoraxsin usocda wajahadu isma bedelin 4 beri oo safar nuucyo kala duwan leh lug iyo gaariba leh waxan imid magalada dares salaam ee caasimada u ah tanzaania alla kuleylka waa iskaga mid gaarisa lkn tan waxa u sii dheer kaneexo fara badan oo aadan gam i karin maalmo kadib waxan go aan saday in tanina kasii darantahay intaan soo maray hadaanan ka cararina malaria ugu dhiman doono welina kama raysan xamar subax aroor hore ayaan ayaan dhahay dare salam by welina wajahadu waa qoraxsin goor galab gaab ah ayaan nimid magalada iringo ee gobolka mbaye ee dhacda galbeedka tanzania muqalaskii ayaa nagu war geliyey inaan lugay doono ilaa xadka wadanka kale ee malawi waana masaafo 90 km ah bisinkow waa dhimashee yaa gaara armay fiicneed inaan xamar iska joogno lkn shalay ma fiicna hadana ceero iyo fandhaal kala dhece sidii oo kale habeen iyo maalin lug ah iyo webiyo lagu dabaalanayo kadib waxan gaarney malawi oo ah wadan yar oo dhaca xadadka mosambique iyo tanzania wadan kaani kaba daran wixii hore waaba dad alle ku seledey baahi ruuxi ah waxa ugu horeeya ee ay na weydiiyeen waa aaway mobeladii aad sidateen siiba kabaha wah oo xamarba dadka kabaha lagama siibtee maxaa qaldan! safar dheer kadib ma darsanay mise waa faa iidney? comin up
Posted on: Sun, 04 Aug 2013 07:16:38 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015