NAIROBI..... Bogga madaxtooyada dalka Kenya Ayaa lagu daabacey war - TopicsExpress



          

NAIROBI..... Bogga madaxtooyada dalka Kenya Ayaa lagu daabacey war Qoraal Lagu sheegey ini madaxda dowlada soomaaliya ee si khaldan u fasiratey waxyaabihi Laga wada hadley iyo heshiisyada shirkii Kampala. Ooga socdey dalalka eey Ciidamada ka joogan Soomaaliya warka Ayaa madaxda dowlada soomaaliya faraayo ini eey Dib oogu Laabtan war murtiyeedkii eey kasoo saareen shirkii Kampala. Xukuumada Nairobi ee Arimaha Dibada Ayaa sheegtey ini eey aad ooga xuntahey warkii eey baahisey Dowlada soomaaliya iyadoo farta ku Godeyso waziirada Arimaha Dibada ee Soomaaliya Marwo Fowzia Adan.
Posted on: Tue, 06 Aug 2013 07:45:24 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015