Please caawi walaashaa muslimada and give her best advice - TopicsExpress



          

Please caawi walaashaa muslimada and give her best advice :) Asalamu caleikum my bros and siss in Islam! I need your advice.. Wiil ayaa is jecelnahay , waxaana wada socona mudo dheer, waxaan kala joognaa dalal kala fog, Marka xariirkeeyna waxaa ka wadanaa Telefon and Internett-ka, Waxaa ku fikirnay inaa is guursano Inshallah. Laakiin guur ka hor, aniga iyo asigga marwalbo waan is dagaalnaa, macnaha is fahan laaan asiga ma yaqaano sida loo dhooro erayada qaar oo xanuun u geeysa kara qofka kale anigana neh ma aqaano sida xanuunkaas loowgu sabro, macnaha hadaa hadal i dhaawacaayo maqlo hore ayaa ka xanaaqaa... Marka marar badan waanku fikirey inaa ka haro wiilkaan laakiin waan awoodi waayey jeceelka ayaa iga tan weyn. ayado jeceelka iga tan weeyn ayaa marar badan u jarey xariirka, asigoo 1 bil dhameeyn ayuu second chance i weeydiistaa anigana maka diidi maxaa yeelay naf wax jecel ayaa ahay. second changes-ka aan siiyey weeyka badantahay 3. asiga ma yaqaano sida xariirka loo dhooro Kaliya wuu i jecelyahay mana jeclo inoo xariirka goo. Marka walaalahey maxaa igula talin leheeydeen... Please talidiina xushmad iyo mid lagu qanco ha ahaato Mahadsanid kunjeer!
Posted on: Sat, 16 Nov 2013 20:46:18 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015