Puntland waa ka xumahay in hormarkeeda iyo amnigeeda oo madaxwayne - TopicsExpress



          

Puntland waa ka xumahay in hormarkeeda iyo amnigeeda oo madaxwayne faroole la haray oo uu door biday inay reer puntland rajo xumo iyo amni daro ku jiraan.....i am sorry inay galkaio ay noqoto magaalada ugu amni liidata somalia taas oo ay ugu wacantahay xilkasnimada uu Dr faroole gaalkaio la biday ... galkaio waa magaalo ay ku noolyihiin walalo is jecel oo somaliyeed ee yaysan u joojin gurucnaanta uu faroole la biday........ never give up. i love Galkaio and i love my people. God bless Galkaio , God bless All Somalia
Posted on: Mon, 05 Aug 2013 09:12:05 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015