QISO CAJIIB AH:- Jamiil waa nin dhalin yaro ah wax ay - TopicsExpress



          

QISO CAJIIB AH:- Jamiil waa nin dhalin yaro ah wax ay shaqadiisu tahay darawal bas yar wada, wax uu qaadaa subax walba oo aan ka ahay khamiista iyo jumcaha macalimiin iskuul kadurug san magaalada [gobolka burreyda ee wadanka boqrtooyada ee dalkaasi sucuudi arabiya] dariiqa waxa u ku somaraa haweyney duq ah oo ari lajoogta wadada agteeda jawigu aad buu uklulyahay [ Temperature 42] ayay mareysa naxariis ayaa qabatay gaadhigii ayuu joojiyay markaasu biyo ula dagdagay aslaamu caleykum hoo habar yar biyahan qabow cab markaasay kutidhi[shukran] inankaygiiyow waad mahad santahay. Jamiil adaa mudan hooyo waxa u ka codsaday jamiil in u ukeeno duhur walba cunto iyo biyo wey ka aqbashay dalabkiisi maalin walba wu ukeeni jiray asaga oo an wax war ah lagalin maalin maalmaha ka mida ayuu wareystay wuxu ku yidhi marwalba waxa aan ku arkaa adoo ari yar lajooga adiga oo ah ruux weyn oo duq ah miyaanad heysan qof ku saacida? waxa ay ku jawabtay walaahi inankeygiiyow cid ikaal meysaa oo ciyaala ama ragg ah ama dumara majiro ehlkay waa dhamaadeen cid aan muslimiita ahayn malihi. waxa u weydiiyay cafimaadkeeda siduu yahay waxa ay ku jawaabtay sida tan walaahi wiilkaygiiyo cafimaad keygu wu fiican yahay alxamdulilaah wanaagsan yahay waxa u su,aalay majirtaa wax aad u baahantahay oo aan kuu qabtaa habaryar? waxa ay ku jawaabtay wallaahi wiilkaygiiyow umuraheygu wey wanaagasatahiin alxamdulilaah waxa aan ubaahanahay majirto oo aan ka aheyn shey kaliya oo aa nan awoodi karin hadii aan helo sheygaa wax kastaba waxay inoqon lahaayeen caadi wax kale oo an aduunyada kadoonaya majirto waligeyba talow waa maxay arintaasi? jamiil baa weydiiyey wuxu kuyidhi waa maxay hooyo arintaasi? wax ay ku jawaabtay sida tan inaan soo xajo oo kaliya oo aan soo eego guriga ilaahay iyo kacbada oo aan soo duceysto laakiin muxrim mahaysto iraaca man xajikaro muxrim la,aan ,jamiil wuu firkiray waxa ku yidhi agtayda waxa fikrad tolo waa maxay fikrada jamiil? cajiib cajiib cajiib wiilkaygiiyow waa maxay fikradaasi? jamiil waan ku guursanayaa markaa waan ku xajinaa sidaas ayaan muxrim kuugu noqonayaa kadib marka anu xajka ka soolabano waan ku dalaaqi[waan kufuri] haweyneydii duqda ahayd wey kudiirsatay arintaa in badan waanay ku faraxday waxa aytidh alle wajigaa hanuuriyo waan kugu raacsanahay fikradaas wanaagsan waxa uka dalbaday jamiil haweydii duqda ahayd in ay codsi kadalbato maxkamada si ay isu mersadaan warqadao cadayna kasoqaataan haweydii duqda ahayd waxa ageysatay dalab keedii maxkamada wana la aqbalay halkaas baa leysu mehriyay labadoodii qaadigina waa uu uduceeyay rajadii iyo dareenkii barsamaadkii dhintay wu so noolatay halkii bay iku aroosteen xiligii xajka wu soo galay wax ay u alaab xidh xidheen xajkii sidaas alugu safray illaa iyo guuri illaahay, mudo markii ,lagu maqnaa ee udhamaaday xajkii weyso laabteen,kabna jamiil wax uu ku yidhi haweyneydiisi waan ofiyay balan qaad kii aan kuu balan qaday waxa aan doonayaa inaan ku dalaaqo waheynaydii waxa ay ku jawaabtay macli in aad idalaaqo wax masruufan kaama doonimaayo xuquuq iyo masruufna kamadoonaayo wax doonayaa in aynu isku nikaaxsano janada wax ay inaa sii raacisay awal hore halkii ay ka odhan jirtay wiilkagiiyow hada waxa aytidhi xabiib kaygiiyow ma ogtahay haweenku waxa ayu nebyihiin? wax uu ku jaaway maya waxa ay tidhi wax ay haweenku ugu necbyihiin o ey dhagahoodu maqlaan waadalaaqa laba sano kadib wey geeriyootey haweynedi waxa uka dhaxlay dhul ayla heyd o qaali ah iyo iyo afar malyan oo riyaal sidoo kale waxa maqlay arintaa amiirkii kobolkaas wax u amray in loo gadhiso dhulkii u dhaxalka u ehley guri wey qabadh 17 sano jirana loo guuriyo lagana dhigo lataliyaha amiirka arimaha qoyska iyo bulshada waxa aan umaleynayaa in lagu cibro qaadan doono islaamahana lasaacididoono ( Qiso dhab oo dhacday kana dhaday dalka sacuudiga).. W.Q hiiraanka ·.·.· Ƹ̴Ӂ̴Ʒ Like Our Page=> Somalia Peace
Posted on: Wed, 23 Oct 2013 21:52:31 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015