SOMALI FEDERAL GOVERNMENT DAGDAG dawlada somalia ayaa shirjaraaid - TopicsExpress



          

SOMALI FEDERAL GOVERNMENT DAGDAG dawlada somalia ayaa shirjaraaid kasoo saartay deacdadii kismaayo labadii maalin ee ugu danbaysay waxaana kamid ahaa qodobadaan 1) dawladu waxay cambaaraysay ciidama amisom ee gobolada jubooyinka kadib markii ay qayb kanoqdeen xasilooni darada kajirta goboladaas 2)dawladu waxay codsanaysaaa in labadalo sectorka AMISOM ee gobolada jubooyinka laguna badalo ciidamao kale oo isku dhafah sida ugu dhaqasiyaha badan 3)in si shuruudla aan ah ay ciidamada amisom sector 2 (kenya) kusiidayaan taliye ku xigeenkii ciidama dawlada ee jubooyinka COl. Abaas
Posted on: Sun, 30 Jun 2013 14:32:58 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015