Sheekh Mooldhe,BISSMILLAH WSC DADWEYNAHA JSL Siiloonyo nidaamka - TopicsExpress



          

Sheekh Mooldhe,BISSMILLAH WSC DADWEYNAHA JSL Siiloonyo nidaamka dalka uu ku wadaa maaha nidaamkii dadkan iyo dalkan u baahnaayeen. Waxaa uu masuuliyadii dalka faraha ugu jirtaa inamo yaryar oo isku heeyb yihiin taasoo qorshaheegu tahay in aan cid kale ogaan boobka iyo talo xumaanta dalka iyo dadkan lagu hayo.Waxaa LAGA yaaban YAHAY dadkan DEE daawanaaya ee aan kaba hadleyn iyadoo nidaamkii dalkan inanyar baabiinaayo. Rag odayaalaa jiray inteey TV Somaliland soo hor fadhiistaan habaari jiray, caayi jiray wax walba ku odhan jiray Daahir Riyaale se maanta hadhsanaaya xumaantaa iyo dulmigaa iyo baabaa dadkii iyo dalkii lagu hayo. Dhamaan siyaasadii dibada ayaa afka dhulka ku dhuftay oo baabaday markii Xirsi iyo inan yaroo siyaasadeedii gacanta u gashay waxaanu kawada dharagsanahay meesheey talo marayso tii guduhu iyo tii dibadaba wataa maanta dawladii reer Somalia wado in aay meelwalba kasoo xidho adigoo ka itaal iyo aqoon badan. Waxaa kaloo Siilaanyo baabiiyay milgihii dowladeed oo maanta isku badashay meel qabyaaladeed. Waxaad ka dareemi kartaa hogaamiyihii taladii dalkani sixi lahaa waa Saleebaan Gaale uu noqoday nin qiimeeya talada reerkiisu ku gaadheen Garadag oo aheyd in u Siilaanyo ama nin waloo reerka ahi waxii u sameynaayo laga hor iman Karin.Somaliland in la diido dulmiga iyo jaahilnimada dawlada Siiloonyo ninkan yaree Jaahilka ah ee baabiiyay haykalkii dawladeed ee lagu wareejiyay. Waa in la ogolaan qibiilnimada iyo reernimada uu wado maamul ku sheega siiloonyo
Posted on: Fri, 02 Aug 2013 07:36:50 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015