Shirkadan RASS investment Co Ltd waxaa la aas-aasay sanadkii - TopicsExpress



          

Shirkadan RASS investment Co Ltd waxaa la aas-aasay sanadkii 2012.wadanka laga furey companigaan waa wadanka koofurta sudan oo ah wadankii ugu danbeeyay ee xoriyadiisa gaara. waxuu xafiis kuleeyahay caasimadda wadankaan ee JUBA gaar ahaan JUBA TOWN,kasoo horjeedka Regional forex oo ahayd Ex Qaran xawaalad.waa compani ku sharciyaysan Ganacsiga Guud.waxuu kaganacsadaa hada shidaalka oo uu kasoo galin karo aduunka dacaladiisa.cabitaanka iyo qalabka dhismaha ayuu sidookale soo galinkaraa wadankan.Haatan waxay kafakarayaan mulkiilayaashu sidii loo balaarin lahaa shirkadaan habka shares(As hum) cusub sanadka 2014.
Posted on: Mon, 05 Aug 2013 09:19:05 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015