Shuruudda lagu aqbalo cibaadada A) Iimaanka; Inuu qofku rumeeyo - TopicsExpress



          

Shuruudda lagu aqbalo cibaadada A) Iimaanka; Inuu qofku rumeeyo Ilaahay, ogaadana in Alle oo keliya xaq u leeyahay cibaadada Ilaahay wuxuu yiri: (æÇáÚÕÑ Åä ÇáÅäÓÇä áÝí ÎÓÑ ÅáÇ ÇáÐíä ÃãäæÇ æÚãáæÇ ÇáÕÇáÍÇÊ) ÇáÚÕÑ. Eebe wuxuu ku dhaartay waqtiga casarka ah in dadku khasaaro kusugan yahay marka laga reebo kuwa xaqa rumeeyay ee camal fiican falay. B) Ikhlaaska; Inuu qofku Alle cibaadada u saafi yeelo kana fogaado istustus iyo ismaqashiis Ilaaheyna wuxuu yiri: (æãÇ ÃãÑæÇ ÅáÇ áíÚÈÏæÇ Çááå ãÎáÕíä áå ÇáÏíä) ÇáÈíäÉ: 5 Dadkana waxaan Eebe caabudidiisa ahayn lama farin iyagoo u keli yeeli Eebe diinta. C) Raacida Sunnada; waxaa waajib ah in qofka muslimka ahi uu kaga daydo cibaadada iyo akhlaaqda (dabciga wanaagsan) Nabiga oo keliya kana fogaado bidcada iyo firqooyinka ka leexday tubta toosan ee Nabiga kuwaasoo neceb Sunnada Nabiga camalkoodana lama aqbalo ee iyagaa dib loogu celin. Caa’isha Allaha ka raali noqdee waxay tiri; Rasuulka Alle naxariis iyo nabad gelyo Eebe korkiisa ha yeelee wuxuu yiri: (ãä ÃÍÏË Ýí ÃãÑäÇ åÐÇ ãÇ áíÓ ãäå Ýåæ ÑÏ) ›ÇáÈÎÇÑí æãÓáã‹. Qofkii ku soo derriya diinteena waxaan ka mid ahayn isagaa dib loogu celin. Taasi waxay daliil u tahay inaan diinta waxna lagu kordhin ama dhimi karin. Sidaa awgeed waxaa ku waajib ah qofka muslimka ah inuu diintiisa barto kadibna uu raaco kitaabka iyo sunnada waayo Ilaahay kor ahaaye wuxuu faray addoomadiisa wanaagsan iney ku daydaan Rasuulka naxariis iyo nabad gelyo Eebe korkiisa ha yeelee wuxuuna yiri: (áÞÏ ßÇä áßã Ýí ÑÓæá Çááå ÃÓæÉ ÍÓäÉ áãä ßÇä íÑÌæ Çááå æÇáíæã ÇáÂÎÑ æÐßÑ Çááå ßËíÑÇ) ÇáÃÍÒÇÈ:21 Dhab ahaantii waxaa idiinka sugnaaday rasuulka kudayasho wanaagsan haddaad tihiin mu’miniinta ka rajeyneysa Eebe khayr maalinta qiyaame Eebana xusa in badan. Shuruudda lagu aqbalo cibaadada A) Iimaanka; Inuu qofku rumeeyo Ilaahay, ogaadana in Alle oo keliya xaq u leeyahay cibaadada Ilaahay wuxuu yiri: (æÇáÚÕÑ Åä ÇáÅäÓÇä áÝí ÎÓÑ ÅáÇ ÇáÐíä ÃãäæÇ æÚãáæÇ ÇáÕÇáÍÇÊ) ÇáÚÕÑ. Eebe wuxuu ku dhaartay waqtiga casarka ah in dadku khasaaro kusugan yahay marka laga reebo kuwa xaqa rumeeyay ee camal fiican falay. B) Ikhlaaska; Inuu qofku Alle cibaadada u saafi yeelo kana fogaado istustus iyo ismaqashiis Ilaaheyna wuxuu yiri: (æãÇ ÃãÑæÇ ÅáÇ áíÚÈÏæÇ Çááå ãÎáÕíä áå ÇáÏíä) ÇáÈíäÉ: 5 Dadkana waxaan Eebe caabudidiisa ahayn lama farin iyagoo u keli yeeli Eebe diinta. C) Raacida Sunnada; waxaa waajib ah in qofka muslimka ahi uu kaga daydo cibaadada iyo akhlaaqda (dabciga wanaagsan) Nabiga oo keliya kana fogaado bidcada iyo firqooyinka ka leexday tubta toosan ee Nabiga kuwaasoo neceb Sunnada Nabiga camalkoodana lama aqbalo ee iyagaa dib loogu celin. Caa’isha Allaha ka raali noqdee waxay tiri; Rasuulka Alle naxariis iyo nabad gelyo Eebe korkiisa ha yeelee wuxuu yiri: Qofkii ku soo derriya diinteena waxaan ka mid ahayn isagaa dib loogu celin. Taasi waxay daliil u tahay inaan diinta waxna lagu kordhin ama dhimi karin. Sidaa awgeed waxaa ku waajib ah qofka muslimka ah inuu diintiisa barto kadibna uu raaco kitaabka iyo sunnada waayo Ilaahay kor ahaaye wuxuu faray addoomadiisa wanaagsan iney ku daydaan Rasuulka naxariis iyo nabad gelyo Eebe korkiisa ha yeelee wuxuuna yiri: ( Dhab ahaantii waxaa idiinka sugnaaday rasuulka kudayasho wanaagsan haddaad tihiin mu’miniinta ka rajeyneysa Eebe khayr maalinta qiyaame Eebana xusa in badan.
Posted on: Fri, 27 Sep 2013 08:46:46 +0000

Trending Topics




© 2015