Sida Sheegtay Ha’atada Lanqeybta Cas Waxa Dhimashada Dadka Ku - TopicsExpress



          

Sida Sheegtay Ha’atada Lanqeybta Cas Waxa Dhimashada Dadka Ku Dhintay Weerarkii Westgate Ee nairobi oo Al-shabaab Sheegatay Uu Maraya Ugu yaraan 59 Qof Halka In ka Badan 170 Kale lagu Soo waramayo Inay ku Dhawac meen. chief Abbas Gullet Oo ka Mida Sarakiisha Ha’ayada Lanqeybta Cas ayaa Sheegay Inay wali Jiraan Dad Badann Oo kujira Gudaha Dhismaha Dukamada Kuwaasi Oo Qatar Ku Iman Karto inay Dhimasho Kasoo baxdo. Ciidamada Amaanka Oo ka Qeyb galayaan Diyaradaha Ayaa Goobta Isku dayaya Inay Guud ahaan Amaankeeda La wareegan Iyadoona Wali Laga Cabsi Qabpo Inay kooxdani ku Jiraan goobta mall Oo Ah xarun ka Mida Xarumaha Ugu Weyn Dalka Kenya. 170 Qof Dhawaca Ayaa Intooda Badan yahiin Dad Shacaba Oo Goobta Ku Sugna Kuwaasi Oo xabada Laysku Ridaya samayn Ku yeelatay Iyadoona Ilaa Hada Dhici kaerto inuu qasaraha Intaasi ka Badan Karo. Sarakiil U hadashay kenya Maanta Oo Axad Ah Ayaa Sheegay Inay gacanta Ku Dhigeen Ragii Weerarka Geystey Qaar ka Mida ,Iyadoona wali Qar kale Kujiran cxarunta TGanacsiga Westgate Ee Degmada Westland Nairobi.
Posted on: Sun, 22 Sep 2013 10:36:27 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015