Siyaasaddii Somalia Hony Moon kii maa dhammaaday.. Oo ha la ifuro - TopicsExpress



          

Siyaasaddii Somalia Hony Moon kii maa dhammaaday.. Oo ha la ifuro may taagan tahay..?? As iska sabar waa maya..Ar dar alla ku waa maya.. Faraantigaada hooy krrda i sii..May mareysaa..Wallee maxaa lagu ciyaaray qaddarkii umadda iyo qiimaheedii..Siyaasaddii waxay noqotay bakhaar...wax laga kasbado..Markaad xoogaa wax ka heshid... Sidaad u xiri laheyd qorshaheed gal...Alloow adigaa talo ugu filan masaakiintan awoodda aan la heyn..
Posted on: Tue, 12 Nov 2013 20:01:30 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015