Sunday, June 30th, 2013 Ka Raadi Boga Copyright © 2012 - TopicsExpress



          

Sunday, June 30th, 2013 Ka Raadi Boga Copyright © 2012 rajoqaran> All Rights Reserved. login Contact us : rajoqaran@hotmail BOGA HORE ARIMAHA BULSHADA CAYAARAHA DHACDOOYINKA CAALAMKA ENGLISH NEWS GEERAARO MAQAALLADA MAQAALLADA Tweet Tweet 1 Like 37 people like this. Readers Comments (50) Haafoo says: May 1, 2013 at10:45pm Wxn jeclaaday gabar an isku xaafad aheeyn wxn wada soconaba malin ayaa sawaxn is la qabsaday xaafadii on daganeyn oo ahaayd v ia afmadow oo ka tirsan mglda kismaayo sawaxan kadib ayaa waxaa na soogaartay in uu dhacay meherkii sahro wn soo baxnay wxn imaanay maqaayadii sahro waxeyna igu tiri gacaliye quraac ayaan noodoonayaa waa aay keentay wxn bilownay quraacdii wxn damcay in aan afka u galiyo ilen waaba ilmeeyneysaaba Reply » Haafoo says: May 1, 2013 at10:48pm dhis niyada iyo qalbiga adkee wanaaga iyo barashada waligaana quf ha xumeeynin Reply » Haafoo says: May 1, 2013 at10:51pm Iska dhoola cadee lacag kuguma fadgiyee gadaaluu qiimo kayeelanaaye Reply » C/salaan c/kariin cali faarax says: May 17, 2013 at5:58am Asc aman iga ma ahan niyadeyda ku raacsan qalbiga degtay oo qaarad ku yeeshatay runtii qarnigan ma jogto mid ku dhiganto oo qaadirkey ma uumin aniga waxan xambaari wayey oo sid ila noqotay xubi an ku qabo oo nolosheyda aafeyey Reply » A+rahmanyoung says: May 18, 2013 at11:34am Hi love asc all muslimin sharafta allow ii sahal waxa aan hami sanahay innan nolosheyda ka garro Reply » Xasan ilkacase lajecloow says: May 21, 2013 at3:34pm Kkk waa geeraaar aad u mcn Reply » sihaam sharaf says: May 22, 2013 at12:38am waxaa ahay gabar ku nool dalka konfur africa waxaa is jecleen wiil in mudo ah waxaa dhacday in aan ku waasho jaceelka aan u qaaday waxaa aday safar habeenka baxaaye waan isku oo nay safar ka dib waxaa maqna mudo 3 bilood ah marka imaday wan kulanay waxaa arkay naago kale asago xirir la waday eey is dhaaf sanayaan mcn iyo baby hny wax yaabo la mid ah caro ka dib waxaa sameyo marka garan waaye waan dharbaxay waxaa ku iri waa maxay naghaan sidi ayuu iiga tagay waan jeclahay ila taliya Reply » Maxamad ilkacase says: June 1,2013at8:10 am Runta hadan ka hadlo waligey wax ma’aanan jeclan lkn dadka wax jecel aad ban uga helaa in an la shekeysto waxna ka faa’iideysto {hadan mid ku darsado rayi ahanteeyda waxan oran lahaaa dhamaan dadka la jecelyahy in ay u qalbi furnadaan dadka jecel waayo jaceelka ma’ahan wax ciyaar ciyaar ah Reply » farxiya says: June 13, 2013at 2:59am walaal hadad jecashay asuna wiilku ku jeclayn xidhidh kalana sameyaya aadna u jedo in wiilku isbedelay o kad horay u jeclayd isna ku jecla una ahayn ani waxan ku dhihi laha iska ilow iskuna taxaluji sad u ilawi lahayd walow dadku markay wax jecleyihin ay jecelyihin in lagu dhoho waxa ay jecelyhin in aay maqlan amase buskinaya mesha bugta lkn ani shikhsi ahan sas ban ku dhihi laha Reply » prince idriss says: June 22, 2013at 12:51pm ASSALAMU ALLEIKUM WARAXMATULLAHI WABARAKATUHU WALAASHEY SIHAM MARKA HORE WAXAAN KAXUMAHAY WILKA AAD JECLEEYD FAALAKAS XUUN EE UUKUGULADAQMEY MARKA LABAAD WAXAAN KUDIHI LAHAAA JECEEEYLKA WUXUU KUDISAAANYAHAY ISAAMIIN IYO KALGACEYL QOOFKAAS HADHUU KUUDARYEELEYIN ADHIGO DAACAD U EEH WALLAHI WAA NASIIB DARO MAXAYELAY ADHIGO SIDHAAS UJECEEEL HADHU ISKUDAYAY INUU QIYAANO KULAIMAAADHO WAXAAN KUGULATALIN LAHAA INAAD ISKADHAAFTO OO AAD EEBE TALA SAARATO AND INSHA ALLAH QOOOF KALEE AYUU KUSOOOSAHLAYAAA Reply » Bashka 18 says: May 22, 2013 at8:24pm A.s.c walal true loves never ends so.waxay ubaahantahay samir iyo dulqaad sababtoytahay hadii aya jecaylka daacad ah katahay sacadba sacada( waa +balse hadi ayakatahay neceb waa-)wish u waxada jeceshahay inad hesho bye. Reply » mr yare says: May 22, 2013 at9:28pm Sihaaam. Boskiiisa anaa buxinaya ee ii melkaaga soqor anaa kula joooga south africa lol Reply » Muhiim muscab says: May 23, 2013 at12:23pm Asc all bro waxan ahay gbr somaliyd o jogto dal ka kenya qasatan nairobi wil aya jcladay wil ki wn o shegtey blse ima so jedo ana wn jcladay tana wadnahayga dab aya ka kcayo e ila taliya wlalayal Reply » kamaal says: May 25, 2013 at3:35am Aduunyadu qaribana qarax iyo dhibaatiyo qalaalasa badanaa Qofka aan waraaqdiyo qeylada u diraayaa qalbigiisu adagaa Qarni tagay jaceylkii qeys iyo cilmi dilay leylana qabri dhigey anuu igu qadoodee Tani waa qiso iyo yaab qosolka iyo wiiradaa miyaa aniga ley qoray Qufac iyo jaceylkaba lama qarin karaayoo waa qoomamo iyo ciil ileyn adiga kugu qodan Ma qoomkii fircoonbaad qamar ey ka nooshoo qubqubtaaba kuma yaal Qarni tagay jaceylkii qeys iyo cilmi dilay leylana qabri dhigey anuu igu qadoodee Reply » kamaal says: May 25, 2013 at3:41am (2)Naftu doqon sanaa damac waalanaa waxay doonto beri kudiri ogaaa dantu ka adagaaa durba celin ogaayeeey (2)Labadeys dardaray dadka dhibi ogaa labadays dardaray dadka dhibi ogaaaa (2)Riziq Eebbe kuu diiday Kaa durugsanaa Nimuu duunyo siinaayo deeqi udhowaaa (1)Taa waxaa daliil u ah Haadka samada duuliyo diinkuba usiman calaf (2)Midna Caysha daayacan aanu daal usoo marin kama helo daleedaa daleedaaaaa (2)Sidey Diintu nagu tiri Dayaxana ha dhaaftee Dadkaa derejaduu helay Rabbi kaama daahine dadaal gaari doontidee *** *** *** (2)Naftu doqon sanaa damac waalanaa Dabeylaha cirkey hadba kugu dartaa durdur kaa fogbey dhar uxiro kuu tiraahyeee (2)Dahab adan lahayn kutiraa daldalo dahabadan lahayn kutiraaa daldalo (2)Haka dayrin weligaa Noloshaaa laderistahay Ha udoodin abidkaa Tu kaloo kudayashaa (1)Taa waxaa daliil u ah oo Nooga digi kara xadiith baa kusoo degay (2)Marun laysma garab dego dad ma wada sinaan karo Adduun waa isdaba maal isdaba maaaaaaaaal (2)Sidey Diintu nagu tiri Dayaxana ha dhaaftee Dadkaa derejaduu helay Rabbi kaama daahine dadaal gaari doontidee Reply » cabdirisaqshiine says: June 19, 2013at 4:12pm adooniyada iga jaray jacylkanan nitaaqiyo naxli iyo xumaan baday sow qookha nacas rajo naawil ima odhan Reply » Axmed aadan cali says: May 28, 2013 at10:26pm Asc aqyaarta abwanada aqon yahanada dhamantiin waa salman tihiin waxaa nosoqorten geraaro axbarsan murti iyo jaceel dhamantiin mahat sanidiin Reply » Xerta_xaji says: May 30, 2013 at12:02pm Dhamantin wan idin slmy falanqeynta ayan gaabis kadaremaye maxa dhacay aqyarey qisoyin jcyl oo qiiro leh halaso bandhigo mhdsndin Reply » Guleed maxamuud guleed says: May 30, 2013 at1:27pm Hadii dumar asluub iyo dabci fican leyihin dulqad tii u dhalatay duco walidked tii loogu daray dadnimo waxa hela danohoda taam noqda dullki ilahey iyo dantii cabuda iyo daririqii rasuka aaan dacal dhafin, taa waxan uleyahay waa malmo dunidee dumar taaan ka dorte ila garo danteyda dowga toosan ila raaaac gcliso ,xabibti qalbi Reply » Guleed maxamuud guleed says: May 30, 2013 at1:30pm Shabkada waxan ka codsana iney no bilawdo geraro taxano ah oo aamaan ah Reply » mustafe maxamed maxamuud says: June 2,2013at9:05 am asc shabakada wey kumahadsantahay geeraarada tayada leh ee bulshada usooo bandhigto Reply » Cadnaan ahmed says: June 4,2013at2:32 pm Waxaan kunoolahay dalka ethiopia waxaadhacday in aan gabadh jeclaaday gabadhii markan jacay kayga ushegtay waxay guda gashay say iidhaawici lahayd waxay damacday in ay igu ciyaarto waxay samaysay waxay igu tidhi anigaba waan kujeclaa lkn wankugu sodhici waayay kadib waxanku kalatagnay waji furan iyo farxad waxan bildhanayn markay sifican iilasocotay ayay badashay dabeecadihi oodhan iyada oo idarensinaysa inaanay dan igalahay ana waxaan is idhi wayso dhamidoontaa lkn way noqon wayday habeenkii ugu danbeeyay ayaa waxay igu tidhi wll furaha qolkaaga isii wiil aan wada shekaysano ayaa imid markaas meelkale oonkumarti qaado mahayo ee furaha isii kadib waan xanaaqay hadana waan isdajiyay waan siiyay waxaana ku idhi hadaad saasjeclaatay dhibmaleh kolay anaa kafiir san waayay imikana waxaan guda galayaa saan maskax dayda fareesh uga dhigi lahaaa waxaana uraaciyay heestan{ maanta iga adkaatoo wakhtigu aabokuunoqoye nabsigii albaabad furay baa ayaar sooxidhiye markaasaan nasandoonaa hadaan mawdku ii imane n absigaad gashaa waadanbu kugu gadoodaaye intaa wuu kudaba kaanbiyaa gaadhna kaayahay gabashuu dabeed kugu dilaa kuguna gaadaaye waxad gaysatuu kaagura goor iyo ayaane mudo 6billod ah ayaan sidii ahaa waanan is ilawsiiyaay kadib waxbarashadaydii ayan iskawatay markuu sanadki dhamaday ayaan isu diyaariyay jamacad markay ogaatay in aan jamacad ubaxayo ayay iitimid waxayna igadalbatay cafis waxaana ugu jawaabay wll waxansameyay mistake waxana laygu xidhey xabsiku yaala wakhtiga laguna magac caabo walwal kadib waxaa laygu eedeeyay in aan ahay mucaashaq xagjir ah waxana laygu xukumay 6bilood oo walwal ah markaan dhamaystay 6bilood ayaa waxaa igasoosaray xabsiga loyar udoodada xuquuqda bini aadamka oolagu magac caabo samir imikana alx waan kadawoobay xanuunki ihayay waanad aragtaa in aan waxbarasho udiyaargaroobay markaas waxankaga baxayaa dhalin yaro markaad waxjeclaataan ha iloobina in aydaan kalsoni siinin qofka aad jeceshahay ilaa laga gaadhayo sanad Reply » C/samed c/naasir abuukar says: June 10, 2013at 5:49am Malin ayaa waxaa dhacdey gabar ayaan jeclaadey lkn iyadana way ijeclet lkn weli ma ubandhikin caashaqeyga lkn waan aboodi waayey gabartana malin walbo ayaan is arki jirnay malin maalmaha kamid ayaa ku kulanney nimbuzzka kadib waxaan isku dayey inaan ubandhigo jacel keyga markaan uban dhigay ayay i dhahdey iyadana waxay aheyd gabar aan waligee jaceyl aan soo marin way ogolaatey jacelkeyga mudo ayaaan isla soconay ilaa imika waan isla socona walalyal majiro gabar aad jaceyl ku abuurtey aan ayadana aan kujacleen lkn midaasi cml oo noloshaada ku ciyaareyso waxaa loobahan yahy markaad ogaatid iyada inay aan kujecleen fursad ayaa lagu gada Reply » fatuum says: June 12, 2013at 11:31am gabay baan kuu maraya gacal wacan xambaarsan gayaankii xiligan gacal lala wadagaba adiga gacal mudan hadaan ruux gaclonayo gacan wacan an sinayo adiga gudon mudan hadan ego gayankan gacal loma qure garat wacan inaatahay daah iga ma saarna musbaax baad tahay ifayso. Muuqaalkaga wacan ba hora
Posted on: Sun, 30 Jun 2013 18:28:37 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015