TOP NEWS : Universaltv oo laga mamnuucay inuu degaanada Puntland - TopicsExpress



          

TOP NEWS : Universaltv oo laga mamnuucay inuu degaanada Puntland ka shaqeeyo. War qoraal ah oo Goordhawayd kasoo baxay xafiiska waziirka warfaafinta Puntland Mudane Axmd Shiikh Jaamac ayaa lagu sheegay in deegaanada Puntland uusan ka howl geli karin Tv-ga Universal Tilaabada lagu xiray Tv-gan ayaa lagu sheegay dhibaataynta Puntland iyo u addeegida xafiisyo ku yaala Muqdisho waa sida uu qoraye wasiirka warfaafinta. Xigasho : Wariye @Cali Cabdi Ducaale
Posted on: Sat, 21 Sep 2013 07:17:10 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015