WAALLI XAKAMAYS U BAAHAN! QABIIL & QOQOBID/QAYBIS: Waxaa - TopicsExpress



          

WAALLI XAKAMAYS U BAAHAN! QABIIL & QOQOBID/QAYBIS: Waxaa waayadan dambe ii muuqday Gabdho/Dumar FBga qoraallo iyo videos soo saara ee ee isku jawaabaya ama qabiil isku af-lagaadaynaya ee muujinaya in qabaaillada ay ka soo kala jeedaan ay ka sareeyaan ma ka fadli badan yihiin kuwa kale! MUCJISO! Ma aqoon darro diimeed iyo mid aqooneed ayaa u gaysay mise........?! Waxaan intiina wax-garadka ah ee FBga aynu asxaabta ku nahay iyo eheladaydaba idin ka codsanayaa arrinkan in iidnaan ka aamusin ee aad wax ka tiraahdaan si aynan u sii socon ee QOQOBAAD iyo KALA-QAYBINTU u sii faahin una sii kordhin, awalbaa dhulkeenii hooyo kaga soo yaacnay QARMUUNKAAS iyo ISKALA-QAYBINTAASE. Ilaahay SWT hortiisa aynu u simannahay cidina cidi kama ay sarayso. O Mankind: We created you from a male and a female; and made you into tribes and nations that you may get to know each other. and verily, most honored before Allah SWT is the most virtuous. All mankind is from Adam and Eve, an Arabs has no superiority over a non-Arabs nor a non-Arab has any superiority over an Arabs; also a whites has no superiority over blacks nor does a blacks have any superiority over whites except by piety and good action. Learn that every Muslim is a brother to every Muslim and that the Muslims constitute one brotherhood.
Posted on: Fri, 26 Dec 2014 00:39:09 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015