Waa sheeko dhex martay Wiil iyo Aabihiis aabihi ayaa - TopicsExpress



          

Waa sheeko dhex martay Wiil iyo Aabihiis aabihi ayaa safar ka yimid wuxuna arkay Wiilkiisi yaraa oo Airport-ka ku sugayo, AABE: ii waran intii aan Maqnaa wax dhibaato ah miyaa idin soo gaaray? WIILKA: Maya aabe wax kasta waa dhag dhag, wax weyn ma dhicin iskoobihi ayaa jabay AABAHA: asagoo ilka cadeynaya Wax weyn maahan laakin sidee u Jabay? WIILKA: Waa ogtahay aabe markuu Sacu wax ku istaago oo uu ku kufo inee Jabayaan AABAHA: oo yaaban ayaa ku jawaabay Sacee, ma waxaa ula jeedaa Saceenii qaaliga ahaa? WIILKA: Haa Haa, Sacii oo baqdin la cararaayo ayaa iskoobihii ku istaagay sidaas ayuuna ku jabay AABAHA: Saciina wax magaareen? WIILKA: Waa bakhtiyay AABAHA: qeylo qabsaday Wey dhimatay Aaaaa !!! ???? WIILKA: Haa waxee ka carareeysay Dab AABAHA: Dab Aaa Dabkee!!! WIILKA: Gurigeenii waa gubtay AABAHA: Yaa!!! Gurigeena waa gubtayaa, Sidee u gubtay guriga? WIILKA: Walaalkeey Allaha u naxariistee Duqiiyaa kasoo dhex galay oo ka jaray hadalki Walaalkaa maa dhintay? WIILKII: Haa, Sigaaroo cabayay intuu seexday buu Derinta ugaga dhacay Sidaas ayuuna gurigeena ku gubtay, Walaalkeyna guriga dhexdiisa ayuu ku dhintay AABAHII: asagoo Derbiga cuskanay oo Walaalkaana goormuu Sigaar caboow bilaabay? WIILKII: Wuxuu u bartay si uu uhilmaamo dhibaatadii soo martay intii aad Maqneed AABAHII: Dhibatadaasna maxey aheyd? WIILKII: Wuxuu ka xumaaday geeridi Hooyadeey AABIHII: Hooyadaana maa dhimatay? WIILKII: Haa waa dhimatay Hooyadeey KKKKKKKK YAAB YAAB LA KOR DHIGAY ODAGEE SUUXDIN ON THE SPOT KKKK #ISMALURE
Posted on: Sun, 10 Nov 2013 05:45:07 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015