Waligey intan jirye adiga wanag iyo war san ku aqrinaye;-( wabiyda - TopicsExpress



          

Waligey intan jirye adiga wanag iyo war san ku aqrinaye;-( wabiyda kalgacla ka wadaan kugu xirayo;-( wadnaheyga adigan kaga wabsade;-( waran kay igu dhacye halisti iyo wax yeliyo;-( jcl kan la weraxay walwal ka iyo dhibta kuma wari done;-( wax yeleda igariyo adiguna wadecda warb igama hesde;-( wanagi dhxdeniyo ama ilawad cshaqa ama an ku waye wajigaga iga qari;-( sida malin weyno culimada wardiga iyo waluxaad aqrnaya ;-(waya argu shekada tarikhaha wadaagaan;-( waqtiyda saladan farxd ku wajahaya;-( naftan werexese ka dawa waregta wasisyada habenimo riyo weheshigagi kuma wari donte
Posted on: Mon, 15 Jul 2013 18:10:20 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015