"Waxbaridda haweenka aad bay muhiim u tahay, iyada oo maah maah ay - TopicsExpress



          

"Waxbaridda haweenka aad bay muhiim u tahay, iyada oo maah maah ay leedahay -- wax baridda gabadha waxay ka dhigan tahay wax baridda bulshada. Tani waxa ay kor u qaadaysaa wax soo saarka dhaqaalaha, waxa ay yaraynaysaa faqriga iyo sidoo kale waxa ay hoos u dhigaysaa tirada dhimashada dhallaanka iyo caruurta ee ka dhex jirta hooyooyinka," "Educating girls is hugely important; as the saying goes -- an educated girl means an educated society. This will raise economic productivity, reduce poverty as well as bring down the rates of infant and child mortality and deaths among mothers," "تعليم البنات أمر بالغ الأهمية. وكما يقول المثل، فإن فتاة مثقفة هي بمثابة مجتمع مثقف، ومن شأن ذلك أن يرفع مستوى الإنتاجية الاقتصادية وأن يقلل من الفقر كما أنه يساهم في تخفيض معدل وفيات الرضع والأطفال والأمهات". "Kuwaelimisha wasichana ni muhimu sana; kama msemo unaosema -- kumwelimisha msichana ni kuielimisha jamii. Hii itaongeza uzalishaji wa kiuchumi, kupunguza umaskini pamoja na kushusha kiwango cha vifo vya watoto wachanga na vifo vya akina mama,"
Posted on: Thu, 25 Jul 2013 14:33:47 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015