Wiil ayaa waxa uu ku noolaa dalka kenya gaar ahaan nairobi waxa uu - TopicsExpress



          

Wiil ayaa waxa uu ku noolaa dalka kenya gaar ahaan nairobi waxa uu halkaa ka bartay gabar somali ah oo Qurux badan waxayna usocotay dalka maraykanka gabadhii way sheekeeysteen waxayna ku hishiiyeen inay is guursadaan kadib Waa ay aqal galeen gabadhii waxay ubaxday maraykan Gobol kamid ah ayay gashay bilo kadib waxay bilowday gabadhii inay wiilka lacag u qorto bil kasta lacag ayay usoo diri jirtay kadib gabadh kale ayuu bartay wiilkii oo iyana usocota dalka maraykanka iyana sidii oo kale Waa uu mehersaday way baxday. Iyaduna ilaahay amarkii waxay tagtay gobolkii ay joogtay xaaskiisa kale waxaana meesha ku yaal Hal xawaalad wax SOMALI leedahay meesha ayeyna aad ugu yar yihiin Soomaalidu qofkii qof Somali arka waa uu ku dhagaa jacayl dartii. Malin maalmaha kamid ah ayaa labadii gabdhood Hal mar soo wada galeen xawaalada waana la isa salamay walaallo Somali maa tahay haa ana sidoo kale goorma ayaa timid mudo sanad wan joogay yaa dhex martay. Salaan kadib gabartii markay lacagta direysay ayey maqashay magaca ninkeeda oo sadexan oo gabadhani ku direyso lacagta waxayna tiri walaal wiilkan aad lacagta u direyso waa kuma maxaadse isku tihiin= Gabadhii ayaa tiri Waa ninkeyga, talo faraha ayay ka baxday timahaa la isku dhagay anba Waa ninkeyga ayaa ka dhacday kadib Waa heshiiyeen labadii hablood waxayna u hishiiyeen ninkii isku mar ayay soo waceen rijaalkii oo iskii qaad u fadhiyo waxaana la yiri labadeenuba waan ku furnay macalinka ee magalada iska dhici. Nuxurka Sheekadan:Wax yar oo aad iimaansato ayaa kaaga wanaagsan wax badan oo aad kuwada qasaarto..kkkkkkkkkkkkk
Posted on: Mon, 12 Aug 2013 13:18:14 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015