"Yaa Duulaya Oo Doonaaya, Qaxooti Yaa Doonaaya, Dalka Yaa Ka - TopicsExpress



          

"Yaa Duulaya Oo Doonaaya, Qaxooti Yaa Doonaaya, Dalka Yaa Ka Dhuufaaya, Dirita, Yaa Daaro Raraaya. . . . . . . . Dadka Anaa Xambaaraaya, oo Duudka Saaraaya, Halkuu Doona, geeynaaya, Haduu #Doolar, Bixinaayo. . . . . . Hadaad Damcdo inaad Dhoofto, Digniinbaa La Socotee, Qofka Duulayow heedhe, Hadhow Muran Ma Doonaayo, Hadii Laynku Kula Dago, Hadii Daadku Kulaa Tago, Dib Hadaad u Soo Noqoto, Dambi Anigu,Abdullahi Haji Abdi Anigu, Kuma Lihi. By:.Abdullahi Haji Abdi.
Posted on: Sun, 06 Oct 2013 11:35:01 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015