bissmillah ramadan kariim nabad wsc, dadweynaha jsl MUXU - TopicsExpress



          

bissmillah ramadan kariim nabad wsc, dadweynaha jsl MUXU SHEEGANAYA SIILOONYO oo ina leh wax baan qaabtay been ayaan ku dabal degaya wax qabad waxa laga arkay SIILOONYO waa qaraaba kiil bahsan boobka hantida qaranak siiba dhullka iyo cashuuraha wadankan SIILOONYO qaynonada oo gaarka oo samaystay oo aah wixi ganacsi aah beesha SIILOONYO oo kaa dhashay in anay cashuur bixinin 0%0 shaqoyinka iyo manasabyada lo boobay beesha oo kaa dhashay SIILOONYO degmaynta gobolka saxiil ee beesha SIILOONYO oo kaa dhashay ee bilqassabka aah oo laa adeegsanayo awooda qaranka dad aan laa dorran oo owadaha magaca qaranka wax ku boobaya wax ku xidhayaa oo aah beesha oo kaa dhashay iyo wax yaabo aan ruun ahaan afka so marin karin laakin saxfada dee xidhxidhkoda iyo dadka badan aan wax baa lo haysan ee laa iska xidhayo jeelalka kaa buuxa darxuumada taala jeelasha jsl manta oo badday mamulka waxad ku fanato maa jiiran wixi macawinoyiin ahaa ee wadanka laa siiyay dee beeshada waada xaaday oo aad laa xaaday wixi mashariic ahaa aad kaa xidhay markad mucaradka ahaan jiirtay dowladi dhacday ayaa ku gacan gaalay sida lacagaha dowalad kuwait dadweynaha reer saxiil iyo dowladi horray ugu balan qaaday oo aad waada xaaday lacagat adiga iyo beeshado ee air portka berbera logu tala galay, wax cusob wadanakan kaa QAABATAY INTA LAA OOG YAHAY waa tuugada hantida qaranka NOOC KASATA iyo federal doon aad ku xidhan tahay xamar
Posted on: Thu, 01 Aug 2013 19:11:55 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015