dalkan aynu ku nool nahay waxa uu soo maray gumaysiyo dhowr ah - TopicsExpress



          

dalkan aynu ku nool nahay waxa uu soo maray gumaysiyo dhowr ah waxa uGu mudo dheera dalka ingiriiska gumaysigii labaaad ee uGu mudada dheeraa waxa uu ahaa dalka aynu jaarka nahay ee somaliya hadaba waxay kala yihiin maalmaha dalkani ka xoroobay gumaysiyadaa 26 june 1960 iyo 18 may 1991 oo ay u dhaxayso 31 sano oo aynu ku jirnay gumaysigii uGu xumaa ee dalkan soo maraa waa intii ay somaliya haystay dalkeena waynu qaxnay waynu dhimanay waynu gaajoonay waynu rafaadnay waxaynu noqonay qaxoonti Ethiopia magan u noqtay hadaba waxaynu ku ilawnay gumaysigii cadaa ee dalkan gumaysan jiray kii madoobaa ee gumaadka badnaa ayaa ina ilowsiiyay waana xaqiiqa waayo kii uGu dhibta badnaa uun baynu xasuusanaynaa habada maalinta qaran ku waa 18 may 1991
Posted on: Mon, 24 Jun 2013 14:37:49 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015