dowladaaan miyaysan aheen dowld awood leh wax qabad diyaar u ah - TopicsExpress



          

dowladaaan miyaysan aheen dowld awood leh wax qabad diyaar u ah msie waa dowlda dib u dhac iyo dhib ku celin umada u wadaa hadu wado wayo malin kaste dadbaa la dilaa dadbaaa la dhacaa dad baa la kufsadaa taasna waa dhaciifnimo ka imatay xaga dowlda iyo tabar yare ku jirto hadi aysan awoodin sugitaanka aminga a fadlan wadanka iyo kala danbeenta dwoldlad fadlan yaysan shacabka dhamanin ee iska tanasul dowlad dad wax qab aan aayaaa jogo diyaar u ah in ay dalkooda ka hor mariyaaaan dantoda,,,,,,,
Posted on: Wed, 21 Aug 2013 12:38:29 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015