gabdha somali bal ila arka? india gabadh wax baran oo dadaali - TopicsExpress



          

gabdha somali bal ila arka? india gabadh wax baran oo dadaali yaad arki waxa ey rabtaa? in shaqo hesho oo eey aruuriso yaradkii ninkeeda kabixin laheed?aabaha walaal qooska waxey tabcayaan waxey rabaan in gabdhooda ukaalmeyaan si ninkeeda eey yarad fiican usiiso oo ku qanci karo ???!!!! hadaba somalidana waa caksi oo gabdhaha ayaga yaa yarad laga bixiyaa tolkeedana gabaati loo qaybiyaa caadi iska ma dhigaan qaarkood oo reerka dhaqda buuq la,aan ma ogalo
Posted on: Fri, 16 May 2014 17:19:38 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015