ilahw danbi dhaaf ban kuwaydisanay iyo inad naga mid yeesho kuwad - TopicsExpress



          

ilahw danbi dhaaf ban kuwaydisanay iyo inad naga mid yeesho kuwad ka rali noqotay ilahw musliminta inta dhibin dhibka ka saar ilahw musliminta inta muraad leh muraadkoda u sahl ilahw inta bugta caafi ilahw inta dhunsan soo hanuni ilahw ilah kale ma jiro oo xaq lagu caabudo adiga maahe waa adiga mudanahyga iyo macbudkayaga ilahw aaaaamin yaa abil caalamin reer fp aaminta hala bakhaylinina insha alah
Posted on: Wed, 31 Jul 2013 09:00:43 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015