kkkkkkkkkkkkkkk hadiiiiiiiiiiiii la qoslo - TopicsExpress



          

kkkkkkkkkkkkkkk hadiiiiiiiiiiiii la qoslo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Macallin ayaa ardaydiisa weydiiyay: Yaa dilay Abuu Jahal? Mid ka mid ah ardayda ayaa istaagay oo dhahay: Wallaahi aniga ma dilin!! Mid labaad ayaa istaagay oo dhahay: Wallaahi aniga ma ahan oo shalay waan maqnaa! Koo Saddexaad ayaa dhahay: Aniga Quraansho xataa ma dili kari see Insaan ku dilaa? Markuu arkay doqonimadooda ayuu keenay Maamulihi wuxuuna ku dhahay: Maxaa qaldan? Ardaydaan dhan waa doqonno, waxaan dhahay yaa dilay Abuu Jahal mid ii jawaabo ayaana waayay! Maamulihi ayaa isla su’aashi weydiiyay sidi ayayna ugu jawaabeen!..... Maamulihi inta Macallinki gooni ula baxay ayuu ku dhahay: Adiga ma hubtaa qofka dilay Abuu Jahal inuu galaaskan ku jiro? Hahahahahahahahahahahahahahahaha
Posted on: Sun, 01 Sep 2013 13:22:18 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015