laqabyada waqtigiyo lalabada xiligu, hadu kajesto lakigu, lisma - TopicsExpress



          

laqabyada waqtigiyo lalabada xiligu, hadu kajesto lakigu, lisma murjiyo, hamigana lama lacifiyo, lurna liskuma bero, dadka qaar lahjadodiyo wa laga jesta lalabadoda, nin cuqdad lalicana lama agfadhisto, eeba laga dhowra inu leedh ku ifiyo, leer mcna kusiyo, wel maran lefidisana liskuma lugoyo, ka ladi meysid ceeb moye, hadu mid lagdan kula damcana, libax sidisa duurka lojitaye, micnaha logu sabraye, lijanka naftadiyo lama lumiyo kalsonide, lishkana hala gafin wexe naftu kulibirsato......!
Posted on: Mon, 23 Sep 2013 21:11:56 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015