qalin jabintii jaamicada cmuud eee boorama Waxan hambalyo iyo - TopicsExpress



          

qalin jabintii jaamicada cmuud eee boorama Waxan hambalyo iyo bogaadin udirayaa dhamaan ardayda kuliyadaha kala duwan ee jaamacada Camuud iyaka oo ka so wala jeeda dhamaan goolada dalka somaliya o dhan ,anigoo ugu hambalyeynaya munaasibada qalinjabinta dufcadii 13-aad ee si toos ah u dhamaysata waxbarashada heerarka kala duwan ee jaamacada.Taas oo qabsoomi doonta Maalinta berri ah oo ay bishu tahay17/08/2014,hadii Alle Idmo. Waxan idiin rajaynayaa mustaqbal wanaagsan,cilmiga aad aad barateena Alle haydinku anfaco.. Kuliyadaha beri laga qalinjabindoono waxa ay kala yihiin. Facult of Medicine and surgery Facult of Engineering Facult of Pharmacy Facult of Education Facult of Agriculture and Environment Facult of Bussiness Facult of Economics Facult of Nursing and Midwivery Facult of ICT Facult of Sharia and Law Facult of Laboratory Facult of Dentistry
Posted on: Sat, 16 Aug 2014 22:45:30 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015