sheko qosol badan Islaantoo aa dabaq cusub oo xamar laga dhisay - TopicsExpress



          

sheko qosol badan Islaantoo aa dabaq cusub oo xamar laga dhisay wiishkiisa soo gashay waxaa kasoo daba gashay gabar qurux badan oo qurbo joog ah perfuumkeeda caraftiisa aa qabsaday wiishkii, gabadhii islaanta intey si xun u fiirisay ayey dhahday "ROMANCE OF RALPH LAUREN" aa la dhahaa dhaladiina 150 euro waaye. Labo dabaq ka bacdi uu istaagay wiishkii waxaa soo gashay qalanjo kale oo qurbo joog ah oo dhalo perfume isku soo jabisay...islaantii iyo gabadhii intay haruuftay ayay tiri "CHANNEL NO.5" aa la dhahaa dhaladiine waxaa la gadaa 300 euro. Dabaq markuu socday kabacdi islaantii aa rabtay in ay ka dagto wiishka, inteysan ka bixin wiishka bey jeesatay oo fiirisay labadii gabdhood kadibne dhuuso ur badan intay ugu reebtay wiishka ayay tiri "canbuulo beebee shey" aa la dhahaa gasaciina 2$ aa la gadaa suuqa bakaaraha kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Posted on: Fri, 05 Jul 2013 20:57:48 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015