shinbirka daa uuuska waashinbirka dunida ugu.qurxoon misana markii - TopicsExpress



          

shinbirka daa uuuska waashinbirka dunida ugu.qurxoon misana markii wax ruux lagu tilmaamirabo asaga lagu tiriya amaanta lkn waa shinbir aan lasaaxiibin shinbiraha kale taas oo ey ugu wwcantahay in uuboog kuleeyahay baalkamid ah baalashiisa oo uumoodo uu udugiisa xaywanada kale eykahsadaan ...waxaa sooifbaxday wayadan danbe qolyo soomaali hanaanka looga boxodhibaatada 22sano jirsatay cirif walbo oo somaliya ah ku habsatay waxana lawada ogyahay dhibta haysata Somalia in eey ugu horeyso boogtaas shinbirkaa kagatalo xibnaha jirkiisa in ey somalidhamaanteed inta kuhadasha afka somaliya ey ogataalo qalbiga waana qabiil adunyadu iminka waxey usoorartay burbukii qabaliga ah eexiligii hidleyr iyo dagaalkii gumeysiga inglish ukureebay dunida in ey cadawad ahaan siqarsoon somalidii qalbiyadooda naceeb laysugubeeyray. waxeey noosoo maanguuriyeen anagoo kuwadahadalno Hal af Hal fakarna wadaleh misana dad midwada,ah magaceynuna uuyahay somaliya hoyo qurana nawada dhashay in maamul gobaleedyo qabiilka lasiyaasadeeyay qalbigii dhalinta lagubeyro walaahi inteynu sidaas kujirno naceybkaa qabaliga ah Somalia midnimadeeydu wey adagtahay sida lagu gaaro dhiguna wuudaadanayaa ilaah waxaan uga baryayaa in qalbiyada walaalaha somaliyeed in uu ilaah isukeeno midqurana kawada dhigo yaa alaah alaahuma aslix jamuuriyatu a soomaal
Posted on: Mon, 19 Aug 2013 15:15:11 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015