•sidaan kugu nugulahay •dhibta kula necebahay •iguma - TopicsExpress



          

•sidaan kugu nugulahay •dhibta kula necebahay •iguma naxayside •anoo adi ku naawilay •Oo noole kuu jecel •niyad sami ah joogtee •nasteexo baad ka dhigataa •Nabar ani igaadhee •adoo niyada iga jaray •jacaylkan hintaaqay •naxli iyo xumaan baray •saw dookh nacaskee •rajo naawilo ima odhan •rajo naawilo ima odhan •hdii aan ku naasibay •nafta adi kuu huray •inta nool kugu aaminay •nacayb sahal ku beermay iyo •nugub igama dhawrtide •wxaan sug nasiibkay inbti
Posted on: Wed, 03 Jul 2013 14:51:02 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015