win or lose we r madridiste rer bajaqda hadaa buuqa dhaafi weysaan - TopicsExpress



          

win or lose we r madridiste rer bajaqda hadaa buuqa dhaafi weysaan block aa roob da aayo aan kala joogsi laheen cml idiin siinaa eedaaaab refkaana waxiisa siiyaa koley cw refka waa naga dananshay oo aduun weynahaa og oo dawaanayeey lkn lama so celin karoo ciyaarta ku qabsataay iyo qadiir alle waa la qataa lkn waligiis wuu idiinla jiira aa uu maleena waxaaba gacan uu tagaay markuu masajaraano xeeradaa dhexdiisa ku kala tuuray uu dhahay mahaa penlty hadaane marcelo aa xiiradeena luugta logu istagaay wax mahaa kulahaa modric aa messi uu ganbiyeey markaasu funanadaa ka jiiday wax mahaa kulahaa siidi iney dhul ugu baxeen cml ee uu diilayeeen shiiit refkaas yaa rag ah oo gacanteyda so galin karoo hadaanan la yaabin beena idiin sheege hhhhhhhhhhhhh viv madrid♥
Posted on: Sat, 26 Oct 2013 20:04:46 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015