xog badan iyo documentiya cadeeyn ah kadib: saxaafada germany oo - TopicsExpress



          

xog badan iyo documentiya cadeeyn ah kadib: saxaafada germany oo noqotay cadawga ugu horeya ee islam saxaafada jarmalka ayaa ku caan baxday in ey islaamka been badan ka abuurto waxaan indhaheyga kudaawaday barnamaij ey tv RTL so diyaariyay asigoo ku eedeyay masjid iyo madarasa quraan oo MEEL MAGAALADA BORN UDHOW ku tilmaamo meel lagu tababaro argagigiso diinta wey soconeynsaa cid celin doontana malahan waxaa kala oo la ogaaday in Germany noqdeen dadkii ugu badnaa ee midowga yurub kujiro ee diiinta islaamka rumeyo allahu akhbar
Posted on: Tue, 17 Sep 2013 23:27:26 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015