youtu.be/nvIwwa69CoY The original copy. الله اكبر - TopicsExpress



          

youtu.be/nvIwwa69CoY The original copy. الله اكبر فوق كيد المعتدي Allaahu Akbar...Allaahu Akbar. Waa 1956 iyo qaramaynti Suez Canal oo seddex cadow ku soo duuleen Masar. Waa iskaashatadi France, UK, iyo Israel oo Masar keligeed jibisay bilaa Ruush iyo cid kale. Kolka ummaddu isku tashato cidi ma jabin karto. Alle ha u naxariisto geesigii Carabta, geesigii Muslimka, geesigii Afrika Jamaal Cabdinaasir
Posted on: Wed, 21 Jan 2015 22:48:39 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015