#الصراحة_راحة.. بتيخة مقفولة يا - TopicsExpress



          

#الصراحة_راحة.. بتيخة مقفولة يا بيضاء يا حمراء.. عشان ما في فرصة . Waxan Aderky iyo Akhyaar hore kamaqli jiray Hablaha waxa jira Xili haddi ay garaan aysan Maya aqoon Ninki ka ag dhaw lee qaata wuxu doono ha ahaade Shuruud warkeed jooji e ala run wayna!!! Haddaba Raggow Hablaha ka daaya Sheekada dheer e socota Sanoyinka inta daban sheekoyinka qaata Sanadaha ma miro dhalaan wayo wabo lakala xiiso dhici sidan cml hala yeelo kadis .. Guurka marna madiidaan Dumarku e Faniyaad yar yar oo kale ayaa saxniin ubaahan.. Haddaba halaga ag dhawaado Hablaha hadd iyo jeer haddi kale Shaydan ba u heesi hog dheer oysan garan hayn ubaxyo uga luli.. Waxi aan ka tagay waxa ino dhamestiri #Walidii Sheikh Suleiman Hashim iyo akyaarta kala ah أبو هيثم البنحاجي Cabdulqaadir Sh Xuseen Mustafe Maxamed Isxaaq Abdul Aziz Mohammed Cabdiqaadir Cagmadhige Ibraahim Abdullahi Dhagaade عبدالفتاح حسن حريد Mahadsanidin..
Posted on: Fri, 09 Jan 2015 11:58:29 +0000

Trending Topics



>
youtube/watch?v=o3KdkrDARW4 Pai, Pai Que tudo fez, que tudo faz,

Recently Viewed Topics




© 2015