Afartaan nin midkeed nolol lawadaagi lahayd haday qasab - TopicsExpress



          

Afartaan nin midkeed nolol lawadaagi lahayd haday qasab kugu noqoto: 1-Nin dabeecad iyo diin u saxiib ah balse naag kale qaba. 2-Nin qurux badan balse aan dabeecad lahayn. 3-Nin degan dabeecad fiican leh hadana balwad leh. 4-Nin Geesi ah misana aftahan ah balse xanaaq dhaw. Gabdhaha Kaliya Haka Jawaban Suaashaan, ________________________________________ Afartaan NAAG mideed nolol lawadaagi lahayd haday qasab kugu noqoto: 1-Naag dabeecad iyo diin u saxiib ah balse Aad ufool Xun meel Lagu qaato aan lahay. 2-Naag qurux badan balse aan dabeecad lahayn. 3-Naag degan dabeecad fiican leh hadana balwad leh. 4-Naag Karti Leh misana Kula Xisaabtamayso Hadana xanaaq dhaw. Wiilasha Kaliya Haka Jawaban Suaashaan. Funny Somali Jokes
Posted on: Mon, 02 Dec 2013 22:20:58 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015