Allaw Ceebteena Astur, Qawmiyad dhan Xitaa Garaadkooda, - TopicsExpress



          

Allaw Ceebteena Astur, Qawmiyad dhan Xitaa Garaadkooda, Ugaaskooda, Wax Garadkooda, Kuli Ay Tuugo Yihiin Halkee Lagu Arkay, Jaaifo Kaweyni Majirto Tan, Dhawr Iyo Sagaashankii, Filmkii Ahaa BLACK HAWK DOWN, Ee Somalia Laga Sameeyay Laguna Jaaifeeyay Raggii Jilay Dib Maloo Arkay Iyagoo Film Kale Jilaya? Kuwa Haatan Lagu Qalday Filmkaana Kuwii Hore Waxba Kama Caqli Liitaan, Dhalinta Soomaaliyeed Miyaysan Ka Guban Ceebtaa Intaa LaEg Oo Magaca Somali Loogaysanayo. Balse Ila Ogaada Hadaad Aduun Iiga Sii Danbaysaan Ragga Filmkaan Jilay, Oo Midkale Ka Qayb Qaadan Doona, Dantii Laga Lahaa Waataa Oscar Ay Qaataan Iska Daayee, Meel, Danboo Waxlagu Jilaa Xitaa Laguma Arki Doono, WAXAAN SI WALAALNIMO IYO KALGACAL UGU JIRTO UGA DIGGAA, IN FIML NUUCAAN OO KALE AH UUSAN RUUX SOMALI AH IIMAANKIISA IYO DADNIMADIISA KU IIBSAN. Aniga Yaabayee, Bal Adba.
Posted on: Mon, 28 Oct 2013 07:56:52 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015