Alle Swt ayaa Yidhi Naftu Waxey ku Fareysaa Xumaan... Hadaba - TopicsExpress



          

Alle Swt ayaa Yidhi Naftu Waxey ku Fareysaa Xumaan... Hadaba Ogow Naftaada oo aad Tarbiyadeyso oo aad la Jihaado oo Xumaanta aad u diido waxey kugu hagaysaa Jano....laakiin hadaad raacdo Naftaadu waxey rabto oo xumaanta aadan ka celin ogow waxey kugu hagaysaa Naar (Nacuudu Minhaa).... Rasuulku scw Wuxuu Yidhi Janada waxaa lagu wareejiyey Waxyaabaha ay Naftu necebtahey Naartana waxaa lagu wareejiyey waxyaabaha ay Naftu jeceshahey....... Yaa Rabi nagayeel kuwa Naftoodu ay u Hogaansanto wanaaga......Aamiin yaa Allaah
Posted on: Mon, 28 Oct 2013 19:07:53 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015