Jaceylku waa shey qaali ah oo ku lamaansan jiritaanka Nolosha - TopicsExpress



          

Jaceylku waa shey qaali ah oo ku lamaansan jiritaanka Nolosha Aadanaha , Jaceyl ma ahan wax laga maarmi karo magaca uu wato ayaad ka garan kartaa oo qof waliba ayaa wax uun jecel. Lixda Xaraf ee uu Erayga jaceyl ka kooban yahay asal ahaan dadka caashaqa lafa gura mid waliba micno gooni ah ayey ku idbaareen, waxa ayna ka dhigeen Erayo Macnayaal dhameystiran leh oo la isku geeyey kuwaas oo kala ah. J ---------Jahawareer A--------- Amakaag C--------- Calaacal A---------- Anfariir Y---------- Yaab L----------- Luul father of the love mataan L---Lack of Pleasure( Faraxad la’aan) O—Ocean of madness ( Bada Murugada) V—Vellay of Death ( Dooxada Dhimashada) E—End of live ( Dhamaadka nolosha)
Posted on: Thu, 03 Oct 2013 20:09:53 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015