Ma ogtahay in 2000 caruur ah ugu dhasheen ciidanka Amison ee - TopicsExpress



          

Ma ogtahay in 2000 caruur ah ugu dhasheen ciidanka Amison ee Soomaaliya jooga, la wadana in deegaano ay qoysaska ay ka sameysteen Soomaaliya kula nooladaan la wado qorshihii deegaameyntooda. Wadankaada dayacdey dad kula wadaaga ku kale ilaaliyo ayaa la idinla soo dajin. Tusaale koowaad waa fuley xerada Xalane ilaa Jaziira deegaankii ugu horeyay waa ka hirgaley, iskada ag Marto madaxda Kuwa sheeganayaan ma gali karaan mana la socdaan waxa ka socda
Posted on: Sun, 08 Dec 2013 21:06:06 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015