Maanta waxay ahayd maalin igu weyn natiijadii examka ee ugu - TopicsExpress



          

Maanta waxay ahayd maalin igu weyn natiijadii examka ee ugu dambaysa baa isoo baxday illahay baa mahadaa iska leh, waan ku guulaystay (passed)bye bye international univeraity of africa. waxan kaloo u mahadinayaa familygayga igu saaciday waxbarashada , macalimiintaydii qaaliga ah , all my classmates, iyo asxaabtayda qaaliga ah ee wadanka sudan aan waxbarashada kuwada qaadanay , hilmaam hadal kuma jiree sxbadayda chigago house na si khaas ah baan ugu mahad celinayaa.
Posted on: Mon, 05 Aug 2013 22:48:08 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015