Madax wayene ...ciiltire Sheikh abdulrihmaan sheikh mohamed sheikh - TopicsExpress



          

Madax wayene ...ciiltire Sheikh abdulrihmaan sheikh mohamed sheikh faroorle.....waxa la doortay ...sicir barar iyo warshada lacagaha dabaca xili wadanaka ay ka jireen 1 dolar 40 kun shilin...wuxu xakameeyay dhaqalaha wadanka....wuxu la dagaalamay burcad badeed ka awood iyo dhaqaale badan kana awooda badnaa xukuumdii aadka loo jeclaa ee ka horaysay ee Boqor cade boqor muuse ee islaaxa jeclaa dadka bari ka soo jeed khayr uma aysan arag xiligaas lakiin xiligi ..talada uu qabtay dhaqala yahay sheikh abdirhaman ayay ku bararugeen garoowe oo bosaso dhaaftay........ wuxu dunida uu ka soo ururiyay madax wayne abdrihmaan dhaqaale aad u tira badab si argagaxisda gal gala looga saaro wuxuna qalabeeeyay cidan tayo badan uu horkacayay alaha u naxariistee....generl afgudud .. .. wuxu dhisay cidan kala danbayn iyo corroptionka aan aqoon iyo wasarada dhul baxaad leh ku fadhiya ...Tv radio majirin isaga se sameeyay....wuxu dhisay ...sirdoon fashaliyay soona qabqabtay gacan ku dhiiglayaal badan wuxuna ku fuliyay qisaas ban fagaar ah..qabiil iyo yaa dhalay looma eegayn...dibna la isuma waydin !!!! Sirdoonka ay lahayd dawladiisu waxay fashiliyeen qarxyo cadwgu soo maleegay...waxan kale uu dhisay ciidama cir ...kuwa bad... lna oran karo somalia herkaas waxa ugu dambeeysay xiligii sawradii barakaysnayd ee octobar 1967 ...wuxu dhisay qasri madaxtooyo maqaam barlaman ..astaan kii calanka puntland ...dastuur fedralisamka somalia..garoowe 1 garowe 2.shirkii london..baarsta iyo iibgaynta shidaalka puntland ....wuxu gacnta ku hayay wadooyinka dhexmara xafadaha casumada wuxu dhanaystirayay wadada shariqa iyo tan hotel rays qaboobe..waxa kale uu waday qorshe beeeb shidaal isku xiraya oil feild ...dharoor ilaa dakad mustaqbalka xaafuun laga dhiso .....airport casumada garoowe ....ilahay cimrigaga ha daayo....libaax puntland tabtay ayuu ahaa.... Fadlan wuxu noo.qabtay yaan la bililiqaysan
Posted on: Fri, 03 Oct 2014 18:44:44 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015