Manta waxaan tagay maqayad Somalied uu kutala Copenhagen,Konbe - TopicsExpress



          

Manta waxaan tagay maqayad Somalied uu kutala Copenhagen,Konbe maqayada waxa laga gala 2diffrents ilbab midhna waxa ka gala Ragga midhna Dumarka, Abaay Hanna waxey ka gashay ilbabkii Ragga markan san uu galayna ninba waxuu dhahay no meshan maahan dumarkar ilbabkas kale ka soo gal, Waxaan ku dhahay hel no meshan an firasana Wil mesha ka qadeynayay aya ii dhahay abaayo fariso mishan,Ke kasada jogay ke ka shaqeynayay uu dhan sii qaldan bey ii soo firiyen wan ka soo tagay, Waxaa wax laga xumada ah lacagte ad siini laheyd dad kala ad la dooneysed dadkeyga ayagana ha kugu noqdan dad dharbaxsan uu an service wax ka garaeynin, Me i told u before and i will tell u now waligey qol gooni ah leyma galin hadana haka yabina in an qol gooni ah faresto, I respect dadka doonaya in ey qol gooni wax ku cunan wa siidey ayaga raban , But the diffrent is im not like them and im Somali woman hmmm my lovely qaraabo!!!
Posted on: Wed, 30 Oct 2013 01:33:10 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015