Subax hiirta waa bari.... halka saac markay tahay..,.qalbigu saafi - TopicsExpress



          

Subax hiirta waa bari.... halka saac markay tahay..,.qalbigu saafi uu yahay.... Niyaduna samaantahay..... Weli aan lasoconee loo dhaqaaqin suuqyada.... mar la arag suleekhoo saaka tidimid aduunyada...... Maraysa surinoo soconaysa meel siman.... Samadiyo cirkaa kore samaawaat kulaalayd.... Oo aan semenka mooye weli saani loo arag..... Socodkeeda laafyaha sanqaroorka soorogan suniyaha indhaha iyo siman yihiin garaaruhu.... Dhexda soohane wacan midabkana kasaafiya sanca nooc rabaaniya siday tiindu sheegtiyo sunihiyo xadiistii salaadiina daayicin...,. Saayid umabalaadhnoo sarajooga dhererkuna sidaan rabayba weeyaan..... Saa markaan udhowree simaney sideetahay salaantii dhamaystiray.... Sahaloow sidaan ahay saaka waad ujeedaa.... Soo dhowoow walaalo su aal iyo jawaab furan.... Sidaan ahay magaranine ileen waaba saaqnahay.... Afku sooma celin hadal
Posted on: Mon, 24 Jun 2013 11:01:31 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015